Villo kiro ah ( rent house)-Garowe

$1,300.00

 

Villo  KIRO AH Garowe

Listing ID: 108

Type:  Rent out a property

Property type:  House

Address:  Somalia- Garowe- 1 August; near Ex-presidential palace of Puntland   

Price:  $ 1300 per month but eligible for negotiation

Description: Villo kiro ah # Onehubshop Company #

Gurigaan waa villo weyn oo kiro ah, Wuxuu ka koobanyahay 9 Qol, 4 suuli iyo hool  weyn oo shirark ah. Villadaan waxay kutaalaa  xaafadda 1 August gaar ahaan wadadda aada Wasaaradaha Puntland; wuxuna dhanka koonfureedka kasaaranyahay Madaxtooyadii hore ee Puntland. Badka dhulkiisana waa 60*50m. waxa uuna leeyahay waddo weyn oo horta marta.  Hadaba wixii macluumaad ah oo ku saabsan adeeyahada villadaan oo dhammaystirin waxaad kala soo xariiri kartaa telefonada ama ciwaanada hoos ku qoran.

Tel:  0907414141, / 0907727537/, 0907610288/7790411

 Email: info.onehubshop@gmail.com

Website: onehubshop.com

Head Quarter- Garowe Puntland, Somalia