Villo kiro ah ( rent house)-Garowe

$1,000.00

 

Villo KIRO AH Garowe

Listing ID: 107

Type: Rent out a property

Property type: House

Address: Somalia - Garowe- 1 August; Street Golis near Rayan Park Hotel 

Price:  $ 1000 per month but eligible for negotiation

Description: Villo kiro ah # Onehubshop Company #

Gurigaan waa villo weyn oo kiro ah, Wuxuu ka koobanyahay 9 Qol iyo 6 suuli. Villadaan waxay kutaalaa  xaafadda 1 August  aaga wadadda Golis; wuxuna aad ugu dhawyahay Rayan Park Hotel . Badka dhulkiisana waa 40*40m. waxa uuna leeyahay waddo weyn oo horta marta. Hadaba, wixii macluumaad ah oo ku saabsan adeeyahada villadaan oo dhammaystirin waxaad kala soo xariiri kartaa telefonada ama ciwaanada hoos ku qoran:

Tel:  0907414141, / 0907727537/, 0907610288/7790411

 Email: info.onehubshop@gmail.com

Website: onehubshop.com

Head Quarter- Garowe Puntland, Somalia