VIllo kiro ah ( house for rent) -Garowe

$600.00

Villo  KIRO AH- Garowe

Listing ID: 24

Type:  Rent out a property

Property type:  House

Address:  Somalia- Garowe- 1 August; near Hotel Grand

Price:  $ 600 per month

Description: Villo kiro ah # Onehubshop Company #

Gurigaan waa villo weyn oo kiro ah, kana kooban 4 Qol, 4 suuli,fadhi,2 jiko,2 barando,1 baraag, iyo 2 haan biyood. Villadaan waxay kutaalaa  xaafadda 1 August gaar ahaan,  waxay aad ugu dhawdahay Hotel grand. Badka dhulka Viladaan waa 40*30m. Waxana kale oo viladaan hortmarta wadda weyn. Hadaba, wixii macluumaad  dheeri ah oo ku saabsan villadaan, waxaad kala soo xariiri kartaa telefonada ama ciwaanada hoos ku qoran:

Tel: +252907610288/ 0907727537

 Email: info.onehubshop@gmail.com

Website: Onehubshop.com

Head Quarter- Garowe Puntland, Somalia-near Hotel Sagal