Kiro Dabaq Suge- Garowe- Waberi- Waddada fadhisame/Suldaan Siciid

$700.00

SHIRKADDA KIRAYNTA, IIBINTA GURYAHA, GAWAARIDA IYO DHULKA BANNAAN EE ONEHUBSHOP

(MAIN OFFICE GOROWE- PUNTLAND SOMALIA)

KIRO- DABAQ SUGE -GAROWE  

Listing ID:  26

Type:  Rent out a property

Property type: House 

Address: Somalia- Garowe; Waberi –  Waddada  fadhisame ama Suldaan siciid

Price:  $ 700 per month  

Faahfaahin  : Dabaq Suge kiro ah # Onehubshop Company #

Gurigan waa  Dabaq Suge  kiro ah, ka kooban 5 qol oo labo tahay  irid banaan, 3 suuli ,  jiko weyn, hoolka shirka oo weyn,  Barkad,. Gurigaan dhismihiisu waa dhagax, badka cabirkiisu waa 20*17m.

Dabaq sugahaan, waxa uu  kuyaalaa Xaafada  Waaberi gaar ahaan aga gaarka   Wadada laamiga ee Suldaan Siciid, waxa uu kasoo horjeeda Guriga Dr. Carabey. Gurigaan waxa hortamarta waddada laamiga ah ee Fadhi same . Qiimaha lagu doonaya kirada bishii Gurigaan waa $700.

Hadaba, wixii macluumaad ah oo ku saabsan Gurigaan kirada ah waxaad kala soo xariiri kartaa telefonada ama ciwaanada hoos ku qoran.

Tel:  0907610288/0907414141,   

Email: info.onehubshop@gmail.com

Website: www.onehubshop.com