Guryo iib ah ( Sell houses) Garowe near hotel sagal

$100,000.00

 Shirkadda kiraynta, iibinta guryaha iyo dhulka bannaan ee Onehubshop Company

 GURYO IIB AH --GAROWE

 Listing ID: 116

 Type:  Sell 

 Property type: House 

 Address: Somalia Garowe- Hantiwadag - Street Gureeya- Near Hotel Sagal

 Price: $ 100, 000 Sale,

 Description:  # Houses for sell (Guryo iib ah) #

Guryahaan waa laba guri oo villo ah oo dhicana isku haya isla markaana kala madaxbanaan; midkasta uu ka koobanyahay 3 qol, 2 suuli, jiko iyo barkad. Badka cabirkoodana waa 30x20m. Wuxuuna kuyaalaa xaafada Hanti wadaag gaar ahaan waxa uu dhabarka dambe ka saaranyahay Hotel Sagal, laamigana (highway) waxaa ka xigga oo kaliye 3 boos. Villooyinka iibka ah waxaa hormara  labo waddo oo waa weyn. Qiimaha lagu doonaya villo kasta waa $50,000. Hadaba, wadarta labada guri iibkooda waxay waa : $100, 000. Badka cabirka guri kasta waa 15*10m.Hadaba, wixii macluumaad ah oo ku saabsan Guryahaan iibka ah waxaad kala soo xariiri kartaan telefonada ama ciwaanada hoos ku qoran:

 Tel:  0907414141, / 0907727537/, 0907610288

Email: info.onehubshop@gmail.com

Website: Onehubshop.com

Head Quarter- Garowe Puntland, Somalia