Guri kiro ah ( rent house)-Garowe

$0.00

Villo  KIRO AH Garowe

Listing ID: 122

Type:  Rent out a property

Property type:  House

Address:  Somalia- Garowe- 1 August; near Omar Raraweyne

Price:  

Description: Villo kiro ah # Onehubshop Company #

Gurigaan waa villo weyn oo kiro ah.Villadaan waxay kutaalaa  xaafadda 1 August gaar ahaan waxa uu aad ugu dhawyahay guriga cumar faraweyn, waxa uu kasaaranyahay dhanka koonfureedka. Hadaba, wixii macluumaad ah oo ku saabsan villadaan waxaad kala soo xariiri kartaa telefonada ama ciwaanada hoos ku qoran:

Tel: 0907610288/0907414141/ 0907727537

Email: info.onehubshop@gmail.com

Website: Onehubshop.com

Head Quarter- Garowe Puntland, Somalia