Guri kiro ah ( rent house) -Garowe

$250.00

 

GURI KIRO AH Garowe

Listing ID:   101

Type:  Rent out a property

Property type:  House

Address:  Somalia, Nugaal, Garowe-Hodan; street bulsho

Price:  $ 250 per month

Description: 

Waa Guri  villo ah wuxuu ka koobanyahay  5 Qol iyo 2 suuli .

  •   2 Qol  waa hurdo (2 bed rooms)
  •  1 Qol waa fadhi (1 dining room)
  •  2 suuli (2 toilets- 1 in master room)
  • 1 jiko
  • 1 Store
  •  1 Barked
  •   Barando weyn

Gurigaan waxa uu kuyaalaa xaafadda Hodan aaga wadadda Bulsho gaar ahaan dhabarka koonfureed ee Hotel Safaari.  

 

Wixii faahfaahin intaasi dheer kalaxariir:   TELL: 0907727537

Street : ( Bulsho street- Hodan village)