Guri Kiro ah; ( House for rent) -Garowe -near Hotel Kulmiye

$200.00

 

Shirkadda kiraynta, iibinta guryaha, gawaarida iyo dhulalka bannaan ee Onehubshop Company-Garowe Puntland Somalia

Guri KIRO AH Garowe

Listing ID: 128

Type:  Rent out a property

Property type:  House

Address:  Somalia- Garowe- 1-Augusto ; u-dhaw Hotel Kulmiye.

Price:  $ 200 Per Month

Description: Guri kiro ah # Onehubshop Company #

Gurigaan waa kiro, waxa uuna kabooban yahay 3 qol, suuli, Jiko, store iyo barkad.Gurigaan  waxa uu kuyaala  xaafadda 1-Augusto gaar ahaan agagaarka Hotel Kulmiye. Gurigaan waa labo jidle isla markaana ay hormarto waddo weyn.Badka cabirkiisu waa 10*15m. Hadaba, wixii macluumaad ah oo ku saabsan Gurigaan  kirada ah waxaad kala soo xariiri kartaa telefonada ama ciwaanada hoos ku qoran:

Tel: 0907610288/0907414141

Email: info.onehubshop@gmail.com

Website: Onehubshop.com

Head Quarter: Garowe Puntland, Somalia-Near Hotel Sagal