Guri kiro ah ( House for rent ) Garowe- Hodan

Sold out
$160.00

Guri KIRO AH Garowe

Listing ID: 127

Type:  Rent out a property

Property type:  House

Address:  Somalia- Garowe- Hodan; u-dhaw Xarunta Samteel ama Masjidka Alaqsa.

Price:  $ 160 Per month

Description: Guri kiro ah # Onehubshop Company #

Gurigaan waa kiro, waxa uuna kabooban yahay 3 qol, suuli iyo Jiko.Gurigaan  waxa uu kuyaala  xaafadda Hodon gaar ahaan agagaarka xarunta Samteel ama Masjidka Al-aqsa. Gurigaan waxaa hormarta waddo weyn. Hadaba, naqshada dhismahiisa waa dhagax halka badka cabirkiisu yahay 10*10m. Hadaba, wixii macluumaad ah oo ku saabsan Gurigaan  kirada ah waxaad kala soo xariiri kartaa telefonada ama ciwaanada hoos ku qoran:

Tel: 0907610288/0907414141

Email: info.onehubshop@gmail.com

Website: Onehubshop.com

Head Quarter: Garowe Puntland, Somalia-Near Hotel Sagal