Guri iib ah ( sell house)

$16,000.00

 

Shirkadda kiraynta, iibinta guryaha iyo dhulka bannaan ee Onehubshop Company

GURI IIB AH -- GAROWE

Listing ID:  114

Type:  Sell 

Property type: House 

Address: Somalia, Nugaal, Garowe, Waberi – u dhaw  Masjidka Alquba

Price: $ 16, 000 Sale

Description:  # House for sell (Guri iib ah) #

Gurigan waa  iib, waxa uuna ka koobanyahay 2 qol, suuli, iyo jiko. Badka cabirkiisu waa 10x15m. Wuxuuna kuyaalaa xaafada waaberi gaar ahaan waxa uu aad ugu dhawyahay Masjika Alquba . Qiimaha lagu doonaya gurigaan iibka ah waa: $16,000. Hadaba wixii macluumaad ah oo ku saabsan Gurigaan iibka ah waxaad kala soo xariiri kartaan telefonada ama ciwaanada hoos ku qoran.

Tel:  0907414141, / 0907727537/, 0907610288

Email: info.onehubshop@gmail.com

 

Head Quarter- Garowe Puntland, Somalia