Guri iib ah ( sell house)

$25,000.00

 

GURI IIB AH - GAROWE

Listing ID:  114

Type:  Sell 

Property type: House 

Address: Somalia, Nugaal, Garowe, Waberi – u dhaw Masjidka Alquba.

Price: $ 25, 000 Sale

Description:  # House for sell (Guri iib ah) #

Gurigan waa  iib, dhismahiisana waa dhagax. Waxa uuna ka koobanyahay 4 qol, suuli iyo  jiko. Badka cabirkiisu waa 15x20m. Wuxuuna kuyaalaa xaafada waaberi gaar ahaan waxa uu aad ugu dhawyahay Masjika Alquba . Qiimaha lagu doonaya gurigaan iibka ah waa: $25,000. Hadaba wixii macluumaad ah oo ku saabsan Gurigaan iibka ah waxaad kala soo xariiri kartaan telefonada ama ciwaanada hoos ku qoran.

Tel:  0907414141, / 0907727537/, 0907610288

Email: info.onehubshop@gmail.com

Website: onehubshop.com

Head Quarter- Garowe Puntland, Somalia