Guri iib ah ( sell house)

$28,000.00

VILLO  CUSUB OO IIB AH -GAROWE

Listing ID:  110

Type:  Sell 

Property type: House 

Address: Somalia-Garowe- Hodan kaso horseedka Masjidka umayyah binu kacab

Price: $ 28,000 Sale

Description:  # House for sell ( Villo  iib ah )#

Gurigan waa villo cusub oo iib ah, haddana gacanta laga jaray. wuxuuna ka koobanyahay 3 qol, 2 suuli, Jiko, Barando iyo Baraag. Badka cabirkiisu waa 12x10m. Wuxuuna kuyaalaa xaafada Hodan kaso horjeedka masjidka umayyah binu kacab.  Sidoo kale, waxaa hormarta waddo weyn . Qiimaha lagu doonaya villadaan iibka ah waa:  $28,000. Hadaba, wixii macluumaad ah oo ku saabsan villadaan iibka ah waxaad kala soo xariiri kartaan telefonada ama ciwaanada hoos ku qoran:

Tel: +2520907727537/,0907610288/ 0907414141

 Email: info.onehubshop@gmail.com

Website: Onehubshop.com

Head Quarter- Garowe Puntland, Somalia