Guri iib ah ( sell house)

$45,000.00

 

VILLO  CUSUB OO IIB AH -GAROWE

Listing ID:  109

Type:  Sell 

Property type: House 

Address: Somalia-Garowe- 1 August- Aaga Hay’ada Sahan

Price: $ 45,000 Sale

Description:  # House for sell ( Villo  iib ah )#

Gurigan waa villo cusub oo iib ah haddana gacanta laga jaray. wuxuuna ka koobanyahay 3 qol, 2 suuli, Fadhi,  Jiko , Barando iyoBbaraag. Badka cabirkiisu waa 10x20m. Wuxuuna kuyaalaa xaafada 1 August- Aaga Hay’ada Sahan, wuxuna  kasoo horjeeda Guriga Jaamac library.  Sidoo kale, waxaa hore iyo gadaal ka mara 2 waddo oo waa weyn . Qiimaha lagu doonaya villadaan iibka ah waa:  $45,000. Hadaba, wixii macluumaad ah oo ku saabsan villadaan iibka ah waxaad kala soo xariiri kartaan telefonada ama ciwaanada hoos ku qoran:

Tel:  0907414141, / 0907727537/, 0907610288/7790411

 Email: info.onehubshop@gmail.com

Website: onehubshop.com

Head Quarter- Garowe Puntland, Somalia