Guri iib ah ( sell house)

$105,000.00

GURI VILLO IIB AH -GAROWE

Listing ID:  3

Type:  Sell 

Property type: House 

Address: Somalia Nugaal, Garowe- Hodan-shariqo road near Hotel Bixin 

Price: $ 105000 Sale

Description:  # House for sell ( Guri iib ah )#

Gurigan waa villo iib ah kana kooban 6 qol, 3 suuli, fadhi , jiko , barando,barkad iyo barxad weyn iyo store. Badka cabirkiisu waa 25x20m. Wuxuuna kuyaalaa xaafada Hodan-street shariqo aaga Hotel Bixin, wuxuna  laamiga dhanka beri uga jiraa 50mitir oo kaliye.Sidoo kale, waxaa hormarta waddo weyn oo 12 mitir. Qiimaha lagu doonaya villadaan iibka ah waa:  $105000. Hadaba wixii macluumaad ah oo ku saabsan villadaan iibka ah waxaad kala soo xariiri kartaan telefonada ama ciwaanada hoos ku qoran:

Tel:  0907414141, / 0907727537/, 0907610288

 Email: info.onehubshop@gmail.com

Website: onehubshop.com

Head Quarter- Garowe Puntland, Somalia