Dhul raqiis ah oo iib ah oo ku yaala magalada garowe dhexdeeda (Land plot on SALE)

$0.00

Waxaa dhulkan laga iibinaya magaalada garowe, waa dhul beer hore ahaa oo hadda la bilaabayo iibintiisa, waa dhul magalada ku dhex yaala oo suuqa wayn ee garowe ku  dhaw, iskuulka Nugaalna ka soo horjeedo, jidka dheer ee sodonkana dhawr guri ka xigaan oo wado kasoo leexata gasha dhulka. Dhulkaan hadad danaynayso kala sooxiriir 0907727537. boosaska qiimahaooda oo kala duwan halkan kuma shaacin karno qiime rasmi ah.