Dhul iib ah ( landplot for sell )

$20,000.00

Shirkadda kiraynta, iibinta guryaha iyo dhulka bannaan ee Onehubshop Company

FAAHFAAHIN

DHUL IIB AH

Dhulkaan waa dhul iib ah, waxa uuna kuyaalaa magaalada Garowe- Xaafada 1 August gaar ahaan agagaarka Manhal Hospitalka. Waxa uuna  aad ugu dhawyahay xarmuha Golis iyo Alnuur group. Waxa uuna wataa dhammaan warqadihiisa cadaymaha.waxaana kale oo  hor marta waddo weyn. Badka  cabirka dhulkaan  waa 23*20m. Hadaba, qiimaha dhulkaan lagu iibinayo waa $20,000. Wixii kale oo  macluumaad dheeri ah waxaad kala soo xariiri kartaa telefonadaan ama ciwaanadaan hoos ku qoran:

Tel:  0907610288 /0907414141, / 0907727537

Email: info.onehubshop@gmail.com

Website: Onehubshop.com Head Quarter- Garowe Puntland,

Somalia.   Listing ID:  118