Dhul iib ah ( landplot for sale)

$9,500.00

FAAHFAAHIN

DHUL IIB AH

Dhulkaan waa dhul iib ah waxa uuna kuyaalaa magaalada Garowe- xaafada 1-Augusto gaar ahaan agagaarka Manhal hospital.

Badka dhulkaan waa 20*18m. Hadaba, qiimaha dhulkaan lagu iibinayo waa $9,500. Wixii kale oo macluumaad dheeri ah waxaad kala soo xariiri kartaan telefonadaan ama ciwaanadaan hoos ku qoran:

Tel: 0907610288/0907414141/ 0907727537

 Email: info.onehubshop@gmail.com

Website: Onehubshop.com

Head Quarter- Garowe Puntland, Somalia                 

Listing ID: 121