Dhul iib ah ( land Plots for sale) -Garowe- I Augosto near Laan Cali finin

$15,000.00

FAAHFAAHIN

D HUL IIB AH

Dhulkaan waa dhul bannaan oo iib ah, waxa uuna wataa dhammaan warqadihiisa cadaymaha ah.  Dhulkaan  waxa uu kuyaalaa magaalada Garowe- Xaafada 1-Augusto  gaar ahaan, waxa uu  aad ugu dhawyahay Laan Cali Finiin . Badka  cabirka dhulkaan  waa 60*65m. Hadaba, qiimaha dhulkaan lagu iibinayo waa $15,000. Wixii kale oo  macluumaad dheeri ah waxaad kala soo xariiri kartaa telefonadaan ama ciwaanadaan hoos ku qoran:

Listing ID:  30

Tel:  0907610288 /0907414141

Email: info.onehubshop@gmail.com

Website: www.onehubshop.com

Head Quarter- Garowe Puntland, Somalia  

Main Office- near Hotel Sagal