Dhul iib ah( land plot for sell )

$55,000.00

Shirkadda kiraynta, iibinta guryaha iyo dhulka bannaan ee Onehubshop Company

FAAHFAAHIN

DHUL IIB AH

Dhulkaan waa dhul bannaan oo iib ah,isla markaana waa labo jidle. Dhulkaan  waxa uu kuyaalaa magaalada Garowe- Xaafada 1 August gaar ahaan, wuxuu  aad ugu dhawyahay  Shirkada Daamurka. Badka  cabirka dhulkaan  waa 40*20m. Hadaba, qiimaha dhulkaan lagu iibinayo waa $55,000. Wixii kale oo  macluumaad dheeri ah waxaad kala soo xariiri kartaa telefonadaan ama ciwaanadaan hoos ku qoran:

Tel:  0907610288 /0907414141, / 0907727537

 Email: info.onehubshop@gmail.com

Website: Onehubshop.com

Head Quarter- Garowe Puntland, Somalia                 

Listing ID:  117