Dhul iib ah ( land plot for sell)

$11,000.00

 

FAAHFAAHIN

DHUL IIB AH

Dhulkaan waa dhul bannaan oo iib ah, waxa uuna kuyaalaa magaalada Garowe- xaafada waaberi gaar ahaan waxa uu dhanka  beri ka xigaa laami waaberi ee aargada seddex xidigood . Waxa uuna aad ugu dhawyahay  Guriga Cabdisalaan gabeyre ama xarunta ganacsiga ee Xalwo Kismaayo.  

Badka dhulkaan waa 15*13m. Hadaba, qiimaha dhulkaan lagu iibinayo waa $11,000. Wixii kale oo  macluumaad dheeri ah waxaad kala soo xariiri kartaa telefonadaan ama ciwaanadaan hoos ku qoran:

Tel:  0907414141, / 0907727537/, 0907610288

 Email: info.onehubshop@gmail.com

Website: onehubshop.com

Head Quarter- Garowe Puntland, Somalia                 

Listing ID:  113