Dhul iib ah ( land plot for sell)

$35,000.00

 

FAAHFAAHIN

DHUL IIB AH

Dhulkaan waa dhul bannaan oo iib ah waxa uuna kuyaalaa magaalada Garowe- xaafada waaberi gaar ahaan aaga aargada seddex xidigood. Wuxuuna  kaabiga ku hayaa laamiga weyn ee aargada Seddex Xidigood  ka xiga dhanka koonfur galbeed.

Badka dhulkaan waa 24*23m. Hadaba, qiimaha dhulkaan lagu iibinayo waa $35,000. Wixii kale oo macluumaad dheeri ah waxaad kala soo xariiri kartaan telefonadaan ama ciwaanadaan hoos ku qoran:

Tel:  0907414141, / 0907727537/, 0907610288

 Email: info.onehubshop@gmail.com

Website: Onehubshop.com

Head Quarter- Garowe Puntland, Somalia                 

Listing ID: 112