Dhul iib ah ( land plot for sell)

$25,000.00

 

FAAHFAAHIN

DHUL IIB AH

Dhulkaan waa dhul bannaan oo iib ah waxa uuna kuyaalaa magaalada Garowe- xaafada waaberi gaar ahaan aagga masjidka Ibnu Cabaas. Wuxuuna dhanka beri ka saaranyahay Guriga Jaamac Dhegdheere.  

Badka dhulkaan waa 20*20m. Hadaba, qiimaha dhulkaan lagu iibinayo waa $25,000. Wixii kale oo  macluumaad dheeri ah waxaad kala soo xariiri kartaa telefonadaan ama ciwaanadaan hoos ku qoran:

Tel:  0907414141, / 0907727537/, 0907610288

 Email: info.onehubshop@gmail.com

Website: onehubshop.com

Head Quarter- Garowe Puntland, Somalia                 

Listing ID:  111