Dhul iib ah ( land plot for sale ) Garowe kontarolka koonfureed

$0.00

 

DHUL IIB AH

Dhulkaan waa dhul bannaan oo iib ah, waxa uuna wataa dhammaan warqadihiisa cadaymaha ah. Waxa uuna ku yaalaa magaalada Garowe- gaar ahaan, waxa uu aad ugu dhawyahay wadada aada dhanka Galkacyo ee kontaroolka koonfureed ee Garowe.

Badka dhulkaan waxa uu yahay 100*100m. waxa uuna leeyahay waddo weyn oo horta marta. Hadaba wixii macluumaad ah oo ku saabsan  qiimaha dhulkaan waxaad kala soo xariiri kartaa telefonadaan ama ciwaanadaan hoos ku qoran:

Tel:  0907610288 /0907414141, / 0907727537

 Email: info.onehubshop@gmail.com

Website: onehubshop.com

Head Quarter- Garowe Puntland, Somalia   Listing ID:  106