Dhul iib ah ( land plot for sell)

$0.00

 

DHUL IIB AH

Dhulkaan waa dhul iib ah oo fiyaalo ah. Waxa uuna wataa dhammaan warqadihiisa cadaymaha ah. Waxa uuna ku yaalaa magaalada Garowe- gaar ahaan agagaarka dhulka qurbo joogta. Wuxuuna  dhinaca koonfureed  ka saaranyahay waddada aada dhanka Laascaano.

Badka dhulkaan waxa uu balaciisa yahay 100m halka dhererkiisa yahay100m. Hadaba, wixii macluumaad ah oo ku saabsan qiimaha dhulkaan waxaad kala soo xariiri kartaa telefonadaan ama ciwaanadaan hoos ku qoran:

Tel:  0907610288 /0907414141, / 0907727537

 Email: info.onehubshop@gmail.com

Website: onehubshop.com

Head Quarter- Garowe Puntland, Somalia       Listing ID:  105