Dhul ii ah ( landplot for sell)

$15,000.00

Shirkadda kiraynta, iibinta guryaha iyo dhulka bannaan ee Onehubshop Company

FAAHFAAHIN

DHUL IIB AH

Dhulkaan waa dhul iib ah, waxa uuna kuyaalaa magaalada Garowe- Xaafada 1 August gaar ahaan waxa uuna  aad ugu dhawyahay Manhal Hospitalka, waana boos seddex jidlo ah. Waxa uuna wataa dhammaan warqadihiisa cadaymaha. Badka cabirka dhulkaan  waa 30*20m. Hadaba, qiimaha dhulkaan lagu iibinayo waa $15,000. Wixii kale oo  macluumaad dheeri ah waxaad kala soo xariiri kartaa telefonadaan ama ciwaanadaan hoos ku qoran:

Tel:  0907610288 /0907414141, / 0907727537

Email: info.onehubshop@gmail.com

Website: Onehubshop.com Head Quarter- Garowe Puntland,

Somalia.   Listing ID:  120