Dhul beereed iib ah ( Agricultural land for sale)- Garowe- xaafada waaberi

$16,000.00

FAAHFAAHIN

 DHUL BEEREED IIB AH

Dhulkaan waa dhul  beereed iib ah, waxa uuna kuyaalaa magaalada Garowe- xaafada waaberi dhankeeda beri  waxa uuna aad ugu dhawyahay Togga kheyrseexay.

Badka dhulka beertaan waa 100*100m.Hadaba, qiimaha dhul beereedkaan lagu iibinayo waa $16,000. Wixii kale oo macluumaad dheeri ah waxaad kala soo xariiri kartaan telefonadaan ama ciwaanadaan hoos ku qoran:

Tel: 0907610288/0907414141

 Email: info.onehubshop@gmail.com

Website: Onehubshop.com