Dhul beereed iib ah ( Agricultural land for sale)

$35,000.00

FAAHFAAHIN

 

DHUL BEEREED IIB AH


Dhulkaan waa dhul  beereed iib ah, waxa uuna kuyaalaa magaalada Garowe- xaafada waaberi dhanka beri aad ugu dhaw  Buurta Talyaaniga.

Badka dhulka beertaan waa 300*300m. Sidoo kale, Beertaan waxay ay leedahay ceel biyood.Hadaba, qiimaha dhul beereedkaan lagu iibinayo waa $35,000. Wixii kale oo macluumaad dheeri ah waxaad kala soo xariiri kartaan telefonadaan ama ciwaanadaan hoos ku qoran:

Tel: 0907610288/0907414141

 Email: info.onehubshop@gmail.com

Website: Onehubshop.com