Dabaq kiro ah- Garowe-near Hotel newrays

$600.00

 

SHIRKADDA KIRAYNTA, IIBINTA GURYAHA, GAWAARIDA IYO DHULKA BANNAAN EE ONEHUBSHOP

(MAIN OFFICE GOROWE- PUNTLAND SOMALIA)

KIRO- DABAQ DHAXKADHIS AH -GAROWE  

Listing ID:  25

Type:  Rent out a property

Property type: House 

Address: Somalia- Garowe; Hantiwadaag – near Newrays Hotel

Price:  $ 600 per month but be eligible for negotiation 

Faahfaahin  : Dabaq kiro ah # Onehubshop Company #

Gurigan waa  Dabaq dhaxkadhis  oo kiro ah, ka kooban 7 qol, 4 suuli , fadhi ama hoolka shirka oo ah 7 mitir, Jiko weyn, armaajooyinka agabka casriga ah, barkad, ceel iyo 2 haanbiyood, barando iyo  aargooyin  aad uqurxoon. Habada, dabaqaaan  dhismihiisu waa dhagax, badka cabirkiisu waa 18*21m.

 Dabaqaan, waxa uu  kuyaalaa xaafada  Hantiwadaag gaar ahaan aga gaarka Masjika Xaaji Cali, waxa uu dhanka beri ka xigaa Hotel Newrays. Gurigaan waa laba wadoole isla markaana ay hormarto waddada Labaajada.Qiimaha lagu doonaya kirada bishii dabaqaan waa $600.

 Hadaba, wixii macluumaad ah oo ku saabsan Dabaqaan kirada ah waxaad kala soo xariiri kartaan telefonada ama ciwaanada hoos ku qoran.

Tel:  0907610288/0907414141,    

Email: info.onehubshop@gmail.com

Website: www.onehubshop.com