Start Selling

There are millions of people who are looking for your product, therefore we have an opportunity for you to reach out there, and make your product available to everyone. Onehubshop is for you to use every minute to reach your dreams of buying or selling products. Not only if you have had business but we also welcome individuals who are willing to sell products in our marketplace.
Once you decide that you need to join our Onehubshop marketplace;
  • You need to register as a seller- you can register as either a shop or an individual, click join us as seller and follow the steps of registration
  • Contact onehubshop admin so that they can approve your membership
Si fudud ku biloow iibinta:
Waxaa jira malayin dad ah oo raba alaabtada, sidaa darteed waxaan kuu haynaa fursad aad ku gaarsin karto alaabtada dunida dacaladeeda, onehubshop waxa ay diyaar kuula tahay marwalba in aad gaarto yoolkaaga ganacsi adiga oo jooga goobtada inaad alaabtada u kala diri karto dhamaan daafaha caalamka.
Maahan kaliya in qofku ganacsade yahay, fursadu waxa ay u furantahay qof walba oo doonaya in uu alaab gado noocay doontaba ha ahaatee iyadoo la raacyo sharcihoosaadka aaladan ganacsi.
Hadaad go’aansato inaad kamidnoqoto sayladan Onehubshop si aad u fuliso hadafkaaga ganacsi, waxaad u baahantahay inaad raacdo talaabooyinkan hoose;
  • Iska diiwaangali saylada Onehubshop adoo raacaya tilaaboyinka is diiwan galinta; guji meesha ay ku qorantahay (join us as seller)
  • Markaad is diiwangaliso laxiriir Onehubshop si aay u aqbalaan codsigaga ka midnoqosho aaladan.