How to Sell

It’s easy to reach your objective by selling your product through Onehubshop marketplace, simply fallow the fallowing steps:

  • Describe your product by selecting the appropriate categories of onehubshop, type of the product (brand or used), condition of the product, price and the location.
  • Upload photo of your product, you have to present your product with pictures to ensure the customer can view it easily.
  • Select the shipment method from the list 
  • Post your product by following the other instructions given

Sidee loo iibshaa:
Onehubshop waa suuq kuu sahlaya inaad si fudud ugu iibisa alaabtada, haday ahaan lahayd mid duug ah ama mid cusub. Aaladani waxay kuu sahlaysa inaad si sahlan ku gaarto hadafkaga ganacsi, isla markaana kor u qaado macaamiishaada. Waxaad raaci karta talaabooyinkan hoose si aad alaabtada ugu iibiso halkan;

  • Qeex alaabta aad gadayso adiga oo ka dooranaya khaanada ku haboon ee onehubshop nooca alaabta ( cusayb ama duug), goobta ay taalo alaabtu, miisanka alaabta, kalarka alaabta, tirade kuu taala dukaankaga, cabirka haduu dhar yahay ama kabo iyo waliba qiimaha alaabta iyadoo ay ku jirto canshuurta iyo khidmada qaadida.
  • Waa inaa soo bandhigtaa sawirka alaabta si loo xaqiijiyo baahida macbiilka. Sawirka alaabta waa inuu noqda mid soo jiidasho leh oo aad alaabtadana ka soo sawirtay dhan walbaDooro qaabka alaabta aad u dirayso ama dirista kuugu haboon.
  • Dhamaystir bandhiga alaabta adoo raaci habraaci galinta alaabta ee onehubshop