Business Sellers

Onehubshop is committed to serve every seller and welcomes with good service, it offers you an opportunity to reach your product to the outside world. It will help your product to reach more than one location, and you can easily grow customers throughout the region or the world. With simple steps create your customer empire with us by registering our market place

All sellers are expected to apply Onehubshop’s terms and conditions and private policies.  Ensure you read our terms and conditions before uploading any product in to the market place.  

Fariinta Iibsadayaasha ama iska iibiyayaasha:

Onehubshop waxay diyaar kuula tahay inay gacmo furan kugu soo dhawayso. Waxay aaladan ganacsiga kugu xiraysa guud ahaan dunida dacaladeeda, waxay kuu sahlaysa inaad alaabta dukaankaga ama ganacsigaga ay gaarto meelkabaxsan halka aad ku gado, waxay tani kuu sahlaysa in macaamiishada noqdan kuwo kunool dunida dacaladeeda.

Waxaan kugu soo dhawaynayna inaad iska diiwaangaliso aaladayadan ganacsi si ganacsigaagu u koro. Waxan si sharafleh uga codsanayna  cidwalba oo halkan ka dukaamaysanaysa ama ku iibgaynaysa ganacsigeeda inay raacaan xeerhoosadka aaladan ganacsi.