Dhul iib ah (Landplot for sale)-Garowe-dhulka Qurbojoogta

$0.00

DHUL IIB AH

Dhulkaan waa dhul iib ah oo fiyaalo ah. Waxa uuna wataa dhammaan warqadihiisa cadaymaha ah. Waxa uuna ku yaalaa magaalada Garowe- gaar ahaan agagaarka dhulka qurbo joogta. 

Badka dhulkaan waa 100*50m. Hadaba, wixii macluumaad ah oo ku saabsan qiimaha dhulkaan waxaad kala soo xariiri kartaa telefonadaan ama ciwaanadaan hoos ku qoran:

Tel:  0907610288 /0907414141

 Email: info.onehubshop@gmail.com

Website: Onehubshop.com

Head Quarter- Garowe Puntland, Somalia