GURI IIB AH - GAROWE
Listing ID: 114
Type: Sell
Property type: House
Address: Somalia, Nugaal, Garowe, Waberi – u dhaw Masjidka Alquba.
Price: $ 25, 000 Sale
Description: # House for sell (Guri iib ah) #
Gurigan waa iib, dhismahiisana waa dhagax. Waxa uuna ka koobanyahay 4 qol, suuli iyo jiko. Badka cabirkiisu waa 15x20m. Wuxuuna kuyaalaa xaafada waaberi gaar ahaan waxa uu aad ugu dhawyahay Masjika Alquba . Qiimaha lagu doonaya gurigaan iibka ah waa: $25,000. Hadaba wixii macluumaad ah oo ku saabsan Gurigaan iibka ah waxaad kala soo xariiri kartaan telefonada ama ciwaanada hoos ku qoran.
Tel: 0907414141, / 0907727537/, 0907610288
Email: info.onehubshop@gmail.com
Website: onehubshop.com
Head Quarter- Garowe Puntland, Somalia